Degmada mandheera ---Mandheera waa magaalo ku taalo dalka Kenya-magaalada waxee xuduud la leedahay Soomaaliya iyo itoobiya-magaalada waxee ka midtahay gobolka Waqooyi bari, waa meesha ee soomaalida ku badantah 2013-06-28 05-14


Autor:
Attribution:
Obraz jest oznaczony jako „Wymagane uznanie autorstwa” (attribution required), ale nie podano żadnych informacji o uznaniu autorstwa. Prawdopodobnie parametr atrybucji został pominięty podczas korzystania z szablonu MediaWiki dla licencji CC-BY. Autorzy mogą znaleźć tutaj przykład prawidłowego korzystania z szablonów.
Credit:
Praca własna
źródło:
Wymiary:
917 x 590 Pixel (201888 Bytes)
Opis:

Degmada mandheera :

Mandheera waa magaalo ku taalo dalka Kenya.magaalada waxee xuduud la leedahay Soomaaliya iyo itoobiya.magaalada waxee ka midtahay gobolka Waqooyi bari, waa meesha ee soomaalida ku badantahay . magaalada mandheera waa magaalo aad muhiim u ah waxayna isku xertaa wadamada somalia Kenya iyo Ethiopia waxay ku taalaa xadka u dhaxeeya sadaxdaas wadan waana magaalo taariikhi ah deegaan ahaan waxaa taariikhda ku qoran in dadkii ugu horeeyey ee daga ay ahaayeen somali magalada mandheera dadka ugu badan ee daga waa beeraleey iyo dad xoolo dhaqato ah magaalada mandheera deegaan ahaan waxaa u badan qowmiyada Garre mp ama xildhibaanka ka soo galo waa isla qawmiyada Garre iyo waliba council ka iyo Governer ka iyo senator ka , magalada mandheera waxa hoos imaado maamul ahan degaano farabadan wana caasimada gobolka mandeera , magalada mandheera waa magalada ugu ganacsiga badan gobolka waqooyi bari , magalada mandheera waa magaalo dhaqaalaheedo soo koraayo waana magaalo ganacsi wana magalo wax soosaar Fiican leh
Licencja:
Warunki licencji:
Creative Commons Attribution-Share Alike 3.0

Więcej informacji o licencji można znaleźć tutaj. Ostatnia aktualizacja: Tue, 29 Mar 2022 06:09:44 GMT